Explore Philosophical Thoughts

Website-kan waxaa loogu talagalay dadka jecel wax akhriska iyo in ay si qoto dheer u sahamiyaan mawduucyadaas. Waxaad halkan ka heli doontaa maqaallo, fikrado, iyo mowduucyo ay kamid yihiin kuwa aan ku soo gudbiyo YouTube-ka iyo kuwa kale oo dheeraad ah. — Waa meel aad ku fikiri doonto, wax ka baran doonto, una wada kori doono si wadajir ah.