
BLOGS
Latest Posts
-
Doonista Inaan La Jirin
Hurdadu way wanaagsan tahay Dhimashada ayaa ka sii fiican Laakiin dabcan waxa ugu wanaagsan Waa in aan la dhalan gebi ahaanba. Kuwani waa tuducyada ugu dambeeya ee ku jira gabay uu qoray Heinrich Heine, gabyaagii Jarmalka ee qarnigii 19aad, kaas… Read More
-
Dhab ahaantii ma garanayo
Jabaqda geed dhacay Haddii geed ku yaal kayn uu dhulka ku dhaco balse aysan cidina maqal, ma wax cod ayuu sameeyey? Sidee ku ogaatay? Tani waa su’aal falsafadeed lagu sahmiyo fikrado kala duwan oo la xariira aragtida in codku yahay… Read More
-
Maxaa random ah?
Hordhac Dooro lambar random ah oo u dhexeeya 1 ilaa 10. 7? Lagayabaa inaan qaldanahay oo aadan 7 dooran. Balse fursadda dad-ka daawanaya muqaal-kan ay nambarkaas ku dooran karaan, waa saddex meelood hal meel. Maqaal lasoo galiyey barta bulshada reddit… Read More
-
Waa maxay Anshax?
Hordhac Hadii aan shaqsi maal qabeen ah aan wax kasoo xado si qof miskiin ah aan ugu quudiyo, taasi ma wax wanaagsan baa mise waa wax xun? Hadii aan gaari in kabadan xaawaraha loogu tala galay ku kaxeeyo si ilmo… Read More
-
Doonis Xor ah: Dhab Mise Dhalanteed
Hordhac Kani waa Jeffrey Dahmer, gacan ku dhiigle Maraykan ah oo dilay, kufsaday, jarjaray, kadibna hilib-kooda cunay 17 rag dhalinyaro iyo caruur isugu jira, intii u dhaxaysay 1978-kii ilaa 1991-kii. Waxyaabaha la yaab ka leh ee ay dadku ka argagaxeen… Read More
-
qiyaas Sisyphus oo faraxsan
Hordhac Marka la joogo falsafadda jiraalka, Sisyphus wuxuu ka mid yahay tirooyinka aadka u yar ee lagu garan og yahay falsafadan. Boqor khuraafaad ah oo lagu xukumay inuu waligiis dhagax buur ku riixo, se dib u soo laabanaya mar kasta… Read More
-
Saamaynta Balanbaalista: Butterfly Effect
Hordhac Buug faneed-ka Stephen King ee 11/22/63, nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Jake ayaa helaya albaab ku yaala maqaayad cunto, kasoo dib ugu celinaya 1958-kii. Kadib dhowr booqasho iyo tijaaboyin oo uu dib ugu laabanayo waqtiga, Jake waxaa uu… Read More
-
Inaad YouTuber noqotaad rabtaa, huh
Ilaa muddo bil ah ayaa laga joogaa markii u danbaysay ee aan kanaalkan muqaal soogaliyo. Mudadaaas dhan subax walba oo kamid kombiyuutar-ka ayaan soo hor fariisanayey si’aan u diyaariyo muqaalka xiga, laakiin marwalba oon is dhaho aad muqaal-ka scriptigiisa qortid… Read More
-
Ma garanayo
Doontii Theseus Sheeko quraafaad yadii giriiga, Theseus waxaa uu ahaa boqor halyeey ah iyo aasaasahii Athens. Waxaa jirtay in boqor la oran jiray Minos (Maynas) uu ku qasbay in dad ka ree Athens, ay soo diraan toddoba gabdhood iyo toddoba… Read More