• dayaxa.

    dayaxa.

    Tan iyo bilowgii bini’aadamka, aadanuhu waxa uu ku dadaalayey inuu wax badan ka ogaado Dayaxa. Ka bilow in laga sameeyo sheeko xariirooyin iyo khuraafaad-yo ilaa looga gud-bay sheekooyin faneed ka sayniska, dayaxayagu waxa uu ahaa mid marwalba dadka ku dhiirrigelinayay… Read More


  • Nostalgia: Uhilowga Waayihii Hore

    Nostalgia: Uhilowga Waayihii Hore

    Waxay ahayd xili galab casarliiq ah, qoraxduna sii dhacayso. Waxaad sidi cadaada ahayd kusocotey jidka udhaxeeya goobtada shaqada iyo xaafadada, waxwalba sicaadi ah ayey usocdeen kahor inta aanay raadiyaha gaarigaaga aysan kasogalin hees, aad yaraantadi maqli jirtey. Maskaxdaadu waxay markiiba… Read More


  • Cynicism: Falsafadda Eyda

    Cynicism: Falsafadda Eyda

    Hadaf-ka yaga aan joogsiga lahayn ee raadinta horumarku, waxaa uu ina baday inaan waqti, dadaal iyo huritaan badan ku bixino, sidii an u heli lahayn wixii aan nolosha ka rabno. Bulshadu waxay inta badan guusha ku cabirtaa inay tahay haysashada… Read More


  • Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
    ,

    Dhiiranaanta In Lagu Necbaado

    Waxaan ku nool nahay duni ay aqbalida bulshadu inta badan u muuqato mid qiimo weyn leh, fikradda ah inaan aqbalno nacaybka bulshada waa mid aan macquul ahayn hadii aysan ahayn mid cabsi leh. Hasa yeeshee. Raadinta aan joogsiga lahayn ee… Read More


  • Noloshu Waa Silic

    Noloshu Waa Silic

    Bartamihii sanadka 1942-kii faylasuufkii faransiiska iyo Aljeeriya Albert Camus ayaa waxaa soo saaray buugiisa The Myth of Sisyphus, buugga dhexdiisa waxaa uu kaga hadlayaa mid kamid ah sheeko khuraafaad yadii giriiga, Sysphus ah oo ahaa boqorkii Ephyra – waxaa uu… Read More


  • Sidee Stoic loo noqdaa xiligan casrig ah

    Sidee Stoic loo noqdaa xiligan casrig ah

    Roob-ku waa shay kuligeen nala xiriira, marka uu soo da’o, waxaan qaadanaa dalad ama jaakadda roobka si’aan isaga ilaalino, ama waynu qoynaa-ba. Si kastaba, badanaa dhib sidaa u weyn naguma keeno. Laakiin ka waran haddii uu da’o roob aan kala… Read More


  • Isbeddello yaryar, natiijo weyn: Atomic Habits

    Isbeddello yaryar, natiijo weyn: Atomic Habits

    Hordhac Marka laga hadlayo guusha, dadka badankood waxay diiradda saaraan dhinac qaldan. Waxay awoodooda iyo tamartoodaba isugu geeyaan yoolka udanbeeya hadafkooda, halkii ay diiradda saari lahaayeen safarka ay qaadaneyso si yoolkaas loo gaaro. Waxay aaminaan in go’aanadooda waaweyn ay gaarsiin… Read More


  • Bini’aadamku ma xun yihiin?

    Bini’aadamku ma xun yihiin?

    Haddii aad jidka ka hesho boorso ay ku jirto $50, maxaad samayn lahayd? Ma waxaad raadin lahayd mulkiilihi boorsada lahaa oo waad u celin lahayd, mise waad iska qaadan lahayd? Jawaabtaada su’aashan, waxay go’aamin doontaa jawaabtaada su’aal kale oo muhiim… Read More


  • Dareen Habaabin: Xaqiiqda Qarsoon
    ,

    Dareen Habaabin: Xaqiiqda Qarsoon

    Habaabinta ama Manipulation-ka waxa afka qalaad lagu yiraahdo, waxa uu ka jiri karaa meelo badan oo nolosheena ah, balse waa shay ay adag tahay in lagu baraarugo. Kambaniyadu waxay u adeegsadaan habaabinta si ay inooga iibiyaan alaabo badan, ama ay… Read More