• Taariikhda madow ee Franz Kafka

    Taariikhda madow ee Franz Kafka

    Franz Kafka waxaa si weyn loogu aqoonsan yahay mid ka mid ah qoraayada ugu waaweyn taariikhda dhow. Waxaa uu caan ku yahay qaab qoraaleed gaar ah oo xambaarsan jawiyo jahwareer iyo murugo badan. Si loo qeexo qaab qoraaleedkiisa gaarka ah,… Read More


  • Aragtida Boolo Boolada Madow | Black Swan
    ,

    Aragtida Boolo Boolada Madow | Black Swan

    Waxaa tahay digaagad. Haa, adiga. Mulkiilahaagu maalin kasta wuu ku quudiyaa, wuu ku daryeelaa, wuu ku xanaaneeyaa, habeenki markii lagaarana wuxuu ku geeyaa meel amaan ah, si uu kaga ilaaliyo in bahaladu ku qaataan. Ma ogid sababta uu mulkiilahaagu sidaas… Read More


  • 5 Cashar oon Ka Bartay Falsafadda Stoicism

    5 Cashar oon Ka Bartay Falsafadda Stoicism

    Hordhac Stoicism waa falsafad Giriigi hore ah, waxa ay soobaxday qiyaastii 2000 oo sanno kahor. Fikradda ugu weyn ee falsafadani waa in naf-xakamynta iyo adkaysigu, ay tahay waddo inoo horseedaysa inaan kunolaano nolol wanaagsan. Waa falsafad aad caan u ah… Read More


  • Dhinaca Madow ee AI (Artificial intelligence)

    Dhinaca Madow ee AI (Artificial intelligence)

    Caqliga macmalka ee Artificial Intelligence, loona soo gaabiyo AI, waa goob si xawli ah u horumaraysa oo leh awood uu wax kaga beddelo dhinacyo badan oo nolosheena ah. Si kastaba, sida teknoolojiyad kasta oo awood leh, waxaa jira hoos-u-dhacyo iyo… Read More


  • Hadafkaaga Ma Gaari Doontid
    ,

    Hadafkaaga Ma Gaari Doontid

    Juun 2016-kii, ciyaaryahanka xulka qaranka Argentina Lionel Messi, ayaa sheegay inuu ka fariisanayo ciyaaraha qaramada, kadib gool kulaad uu ka qasaariyey xulkiisa Argentina ciyaar final ah oo ay la dheelaysay xulka Chile. Waxaana gool kulaadyo 4 iyo 2 ah lagu… Read More


  • Baraha Bulshadu Waxay Burburinayaan Noloshaada

    Baraha Bulshadu Waxay Burburinayaan Noloshaada

    2014-kii, saykoolajist Timothy Wilson iyo cilmi-baarayaal kale ayaa soo ururiyey boqolaal arday iyo xubno ka tirsan bulshada, si ay uga qaybqaataan daraasad uu ugu magac daray “Muddada Fikirka”. Dadka waxaa mid mid loogu geynaayay qol cidlo ah, iyagoo loo sheegay… Read More


  • Hal qof ma dili lahayd si aad shan qof u badbaadiso?

    Hal qof ma dili lahayd si aad shan qof u badbaadiso?

    Saacadu waa abaare 5:00 pm galabnimo, xilli casar liiq ah qorraxduna ay siidhacayso. Waxaa soodhow xilligii rawaxaadda shaqada. Adiga iyo saaxiibbadaa maanta shaqo adag ayaad ka qabateen waddada tareenka, aad ayaad u faraxsanayd maadaama ay shaqadu idin dhamaan rabto, waad… Read More


  • Dhinaca Madow ee TikTok

    Dhinaca Madow ee TikTok

    2020 kii wuxuu ka mid ahaa sanadadii ugu adkaa ee aadanaha soo mara. Faafitaankii xanuunka COVID-19, dad badan ayaa ka huleelay dunida, dad badan oo kalena waxaa la seexiyey isbitaalada, halka intii xanuunka ka badbaaday ay karantiil ku noqdeen guryaha.… Read More


  • Jacaylka dhabta ahi muxuu yahay?

    Jacaylka dhabta ahi muxuu yahay?

    Ibnu aadamku in badan ayuu qeexayey jacaylka, waxaa maqalnay ama xitaa nasoo maray qisooyin badan oo kusaabsan jacaylka, heeso badan ayaan u qaaday, gabayo ayaan ka tirinay, sheekooyin ayaan ka qornay, aflaam ayaan ka sameynay, intaasoo marxalado kala duwan een… Read More