
BLOGS
Latest Posts
-
Sidee MAALQABEEN loo noqdaa?
Lacagtu waa shayga ugu badan ee aadanuhu raadiyo si uu baahiyihiisa ugu daboolo. Waxaan subax walba usoo kacnaa si maalinteena ay noogu noqoto maalin shaqo oo aan lacag sameyno, si aan u bixino waxyaabaha daruuriga ah ee u baahan in… Read More
-
Xaqiiqda Qarsoon ee Addoonsiga casriga ah
Bishii Nofeembar 2017, TV-ga CNN ayaa sii daayay muqaal dad tahriibayaal ah oo addoon ahaan loogu kala iibsanayo dalka Liibiya. Faafitaanka muuqalkaas waxay qaylo dhaan ka soo yeertay dacalada caalamka oodhan. Dad badan oo ka caraysan arintaas ayaa banaanada isugu… Read More
-
Stoicism: Falsafadda Nolosha Caadiga ah
Waxaad u safraysay magaalo adigoo ka safraya magaalo kale. Waxaad ku socotay safar dhanka badda ah, waxaadna saarnayd doon adigoo horay u soo qaatay dhamaan wixii aad maal lahayd oo dhan. Safarkaagii oo kuu ahaa mid nabdoon dhexna kuu maraya… Read More